English Department.
Math Department
Environmental Science Department

Wajigii labaad ee Imtixaanka u ogolaanayay ardayga in loo diyaariyo macallinimo ayaa gudaha kulliyada ka qabsoomay. Imtixaankan oo lagu eegayo heerka aqoonneed ee ardayda ayaa si heer sare ah kusoo gabagaboobay. Nasiib wanaagsan!
Hormuudka Kuliyadda Waxbarashada Qabridahare