Wajigii labaad ee Imtixaanka

  • 29 November, 2025
News

Wajigii labaad ee Imtixaanka u ogolaanayay ardayga in loo diyaariyo macallinimo ayaa gudaha kulliyada ka qabsoomay. Imtixaankan oo lagu eegayo heerka aqoonneed ee ardayda ayaa si heer sare ah kusoo gabagaboobay. Nasiib wanaagsan!